Nin Dilay Xaaskiisa iyo nin kale oo saakay Xukun dil ah lagu fuliyay (Daawo Sawirro)

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay labo nin oo lagu helay in ay horey dilal u geesteen, waxaana  xukunkan dilka ah uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarnta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed. Fagaare kuyaalla magaalada Baydhabo ayaana saakay lagu toogtay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur, waxaana … Continue reading Nin Dilay Xaaskiisa iyo nin kale oo saakay Xukun dil ah lagu fuliyay (Daawo Sawirro)